Madaxweyne Deni oo xil culus u Magacaabay nin la dhashay Xaaskiisa (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Saciid Cabdulaahi Deni ayaa xil culus u magacaabay nin seedigiis ah. Max’ed Yuusuf Maxamuud oo la dhashay xaaska Madaxweyne Deni Marwo Ijaabo Yuusuf Maxamuud ayaa loo magacaabay Maareeyaha Guud ee furdada Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari. Masuulkan ayaa maanta xilka kala wareegay Cali Shirwac Ciise oo xilka laga qaaday … Continue reading Madaxweyne Deni oo xil culus u Magacaabay nin la dhashay Xaaskiisa (Daawo Sawirro)